 |
 |
 |
Afhayenka Hawiye |
 |
Afhayeenka beelaha
Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali |
Siyaasiga Hawiye |
 |
Afhayeenka dhinaca Siyaasada ee beelaha Hawiye Cabdilaahi Sheekh Xasan. |
New S.Y.L |
 |
Gudoomiyaha ururka New S.Y.L
Cawaale |
|
Latest Update:
Thursday, December 13, 2007 4:21 PM
|
|
|
Xoogaga Muqaawimadda Muqdisho oo la
wareegay fariisinkii ciidanka AMISOM.
July ,01.2008 (HawiyeNews.com)
Xoogaga Muqaawimadda Muqdisho ayaa awood Melleteri kula
wareegay fariisinka Ciidamadda AMISOM ee degaanka KM4 Muqdisho ka
gadaal markii ay mudo halsaaca dagaalamayeen.
Dagaalka looga awooda roonaaday Ciidamadda AMISOM oo ka mida dagaalo
ay Muqaawimada qaab saf mara ugu qaadeen Fariisamaha Ciidamadda
Itoobiya,Ciidamadda AMISOM iyo Kuwa dowlada Federalka ayaa weli
socda,waxaana la isu adeegsanayaa rasaas culus oo ilmo iyo qunfac
wadato.
Meydad iyo dhaawac fara badan ayaa tuban wadooyinka degmadda Hodan
ilaa KM5 wuxuuna u muuqdaa dagaalka midkii ugu cuslaa ee xoogaga
Muqaawimada ku leeyihiin awood dagaal.
Email:
hawiyenews@gmail.com
|
|
|