 |
 |
 |
Afhayenka Hawiye |
 |
Afhayeenka beelaha
Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali |
Siyaasiga Hawiye |
 |
Afhayeenka dhinaca Siyaasada ee beelaha Hawiye Cabdilaahi Sheekh Xasan. |
New S.Y.L |
 |
Gudoomiyaha ururka New S.Y.L
Cawaale |
|
Latest Update:
Thursday, December 13, 2007 4:21 PM
|
|
|
Gudoomiye Ku xigeenka Jaaliyada
Soomaliyeed Ee Dalka switzerland Bashiir Abdukadir Botan Oo Booqosho
ku maraya dalalka Yurub.
August ,02.2008 (HawiyeNews.com)

Gudoomiye K/xigeenka Jaaliada Soomaliyeed Ee Dalka switzerland Bashiir
Abdukadir Botan OoBooqosho Ku joogo Wadmada Yurub .
waxuu sidoo kale kulumo la yeeshay jaaliyada Oslo Gudoomiyaha ayaa
Wuxuu Umahad Celiyay Maamulka Jaaliayadaha Noorway Wuxuuna Ugu Baaqay
in ay Gamaha Isqabsadaan ayna Iskaashadaan Wuxuu u sheegay sidii
Maamulkooda ay u horumarin lahaayen.waxaa kaloo sheegay
in ay uga baahanyihiin jaaliyadaan Norway in ay kala qeyb qataan xaga
ciyaaraha Footballka ayna u fididoonaan casuumaad Gaara ahaan Kooxda
Moss Ayaga Ay ka sugayaan In Casuumad ufidiyaan Xagooda Wuxuu Ku soo
Gabagabeyay hadalkiisa In ay iskaashi Buxuda Ay Kawada shaqeyn Doonaan
waxaa Sidoo kale halkaas Ugu Mahad celiyay
Macalin Sukaari Oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Jaaliyada Moss wuxuuna soo
dhaweyay Hadalkii Gudoomiye K/xigeenka zurich Ee Dalka Switzerland Uu
sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin Booqashadiisa aadna usoo
dhaweyeen ana xiriir wanaasan yeelan donaan
Nasrudiin (Caano)
Email:
hawiyenews@gmail.com
|
|
|