 |
 |
 |
Afhayenka Hawiye |
 |
Afhayeenka beelaha
Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali |
Siyaasiga Hawiye |
 |
Afhayeenka dhinaca Siyaasada ee beelaha Hawiye Cabdilaahi Sheekh Xasan. |
New S.Y.L |
 |
Gudoomiyaha ururka New S.Y.L
Cawaale |
|
Latest Update:
Thursday, December 13, 2007 4:21 PM
|
|
|
10 Wasiir oo ka tirsan Xukuumada Nuur
cade oo is casishay.
August ,02.2008 (HawiyeNews.com)
Waxaa maanta Xilka iska
Casilay 10 Wasriir oo ka tirsan Golaha Wasiirada DFKMG ee uu hogaamiyo
Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade.
Golaha Wasiirada
Xukuumada Nuur cade ayaa maanta waxa is casilay 10 Wasiir ay ugu
nuxurka lahaa xukuumada Ra'isul wasaare Nuur Xasan Xuseen Nuur cade ee
DFKMG Somaaliya .
10-kaan wasiir
ayaa sheegay sababta ka danbeysay in ay xilkooda iska casilaan kadib
markii Ra'isul wasaare ay ku aydeeyeen in uu wax wada tashi ah kala
galin amarkii uu xilka ugu qaaday godoomiyaha Gobalka Banaadir Maxamed
Cumar Xabeeb Maxamed dheere islamarkaana sheegay in ay ku qanacsaneen
amarka ana sharcigeyna qoreen oo uu samaayay Nuur cade wixi waqtigaana
ka danbeeyo aanan ka mid aheen Xukuumada uu hogaamiyo Nuur xasan
Xuseen Nuur cade
10 Wasiir ay maanta
xilka xukuumada Nuur acde iska ay kala yi hiin
sidaan.
-
Muxudiin Max’ed Xaaji Ibraahin Wasiirka Gaashaan dhiga.
-
Max’uud Cali Saalax Wasiirka Macdanta iyo Tamarta.
-
Cali Jaamca Jangali Wasiirka Arimaha Dibada.
-
C/risaaq Ashkar Cabdi Wasiirka dib u heshiisiinta iyo horumarinta
Gobolada.
-
Cabdi Max’ed Tarax Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta.
-
Xuseen Ceelaabe Faahiye Wasiirka Ganacsiga.
-
Carab Cali Diiriye Wasiir ku xigeenka dib u heshiiniinta iyo Horu
marinta Gobolada.
-
Avv Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf Ra’isul Wasaare Ku xigeen ahna
Wasiirka Waxbarashada iyo Hidaha.
-
Saalim Caliyoow Ibroow Ra’isul wasaare Ku xigeen ahna Wasiirka
Arimaha Diinta iyo owqaafata.
-
Marwo Qadiisjo Max’ed Diiriye Wasiirada horu Marinta Amuuraha
Qooyska.
Sikastaba iscasilaada
ayaa ku soo beegmaysa xili uu maadx-weynaha dowlada federaalka C/laahi
yuusuf uu xilkii hore looga qaaday maxamed dheere uu usoo
celiyay,iyadoo madax ka tirsan DFKMg ay ka xumaadeen xilkii qaadistii
maxamed dheere iyagow dhaliil usoo jeediyay Xukuumada Nuur cade ee
DFKMG somaalia .
Email:
hawiyenews@gmail.com
|
|
|