XOGTA RASMIGA AH IYO XAALADA TAAGAN KALA SOCO HAWIYENEWS.COM
Afhayenka Hawiye
Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali
Siyaasiga Hawiye
Afhayeenka dhinaca Siyaasada ee beelaha Hawiye Cabdilaahi Sheekh Xasan.
New S.Y.L
Gudoomiyaha ururka New S.Y.L Cawaale
Latest Update: Thursday, December 13, 2007 4:21 PM

Dahabshiil

Magacyadda Wasiiradda uu magacaabay Nuur Cadde.

August ,04.2008 (HawiyeNews.com)

Ra"isulwasaarre Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa markii ugu horeysay si rasmiya u magacaabay shan Wasiir oo buuxinaya boosaskii ay iska casileen Wasiiradii hore ee Xukumadiisa.

Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan ,Ra"isulwasaarre ku xigeenka Xukumadda ahna Wasiirka Warfaafinta ayaa Waagaacusub u xaqiijiyay magacaabista shanta Wasiir,wuxuuna ku kala sheegay sidaan:-

1-Cabdalla Boss Axmed Wasiirka Waxbarashadda iyo hidaha,Garxajis Habar yoonis.

2-Cabdalla Xaaji Cali Wasiirka Caafimaadka, Waa Habar Awal,Ciisse Muusse,

3-Fahmo Ahmed Nuur Wasiirka haweenka iyo qoyska, Reer Xamar.Bandhaboow.

4-Ismaaciil Timir Wasiirka arrimaha dib u heshiisiinta dastuurka iyo federalka iyo horumarinta goboladda,Isaaq Habar jeclo.

5-Xuseen Baantuu ,Wasiirka Xanaanadda Xoolaha.Kulameysiga iyo bii"ada,Jareerweyne

6-Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha,Cabdi Casiis Xasan,Rahanweyn Mirifle

Email: hawiyenews@gmail.com

Jubba Airways
Xawaalada Olympic
 
 
   
HawiyeNews.com - Copy Right © 2007 All Rights Reservered
Overstock Coupons