XOGTA RASMIGA AH IYO XAALADA TAAGAN KALA SOCO HAWIYENEWS.COM
Afhayenka Hawiye
Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali
Siyaasiga Hawiye
Afhayeenka dhinaca Siyaasada ee beelaha Hawiye Cabdilaahi Sheekh Xasan.
New S.Y.L
Gudoomiyaha ururka New S.Y.L Cawaale
Latest Update: Thursday, December 13, 2007 4:21 PM

Dahabshiil

Somalia:Dal hogaan xumo hareysay By Fartun Milano.

July ,22.
2008 (HawiyeNews.com)tan iyo wixii ka danbeeyey 1991 markiii ay bur burtaay  dowladii dhexe  ee Somaliya  waxaa abuurmayay Ururo iyo shaqsiyaad  iyagu sheganaya inay yihiin  kuwa Somaliya u horseedi kara nabad iyo kala danbeyn Somaliya ku soo celin kareyso shaashada Caalamka oo ay weli ka maqan tahay 18 sanadood kadib.

Dhibaatada hareysay shacbiga Soomaaliyeed waxaa ugu weyn hogaan xumo,sababtuna waxay tahay hogaamiye kasta oo danta guud ka hormarinaya dantiisa shaqsiyadeed,qoys.   
         
Shacbiga Soomaaliyeed waxay qabeen rajo geeriyootay oo ay ku quud dareeynayeen in lagu jiro waqtigii soo afjarida khilaafaadka u dhaxeeya Dowlada Federalka iyo golaha Maxaakiimta hasse yeeshee dhinacii dugaalka laga sugayay ayey dabeyl ka timid,waxayna ujeedadu tahay inay kala qeybsameen golahii Maxaakiimta ama Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya oo sheeganayay qadiyada wadanimo ee Soomaaliya.

Isku soo duuba qormada dulucdeeyda waxay tahay in kala qeybsanaanta garabyada Jabuuti iyo Casmara ay tahay rajo xumo ay la ilmeeynayaan shacbiga Soomaaliyeed ee sugayay is afgarad dhaxal gala iyo in laga dulqaado cadawga Itoobiya.


By fartuun cali xuseen (milaano)
EU Dubai


 

Email: hawiyenews@gmail.com

Jubba Airways
Xawaalada Olympic
 
 
   
HawiyeNews.com - Copy Right © 2007 All Rights Reservered
Overstock Coupons