XOGTA RASMIGA AH IYO XAALADA TAAGAN KALA SOCO HAWIYENEWS.COM
Afhayenka Hawiye
Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali
Siyaasiga Hawiye
Afhayeenka dhinaca Siyaasada ee beelaha Hawiye Cabdilaahi Sheekh Xasan.
New S.Y.L
Gudoomiyaha ururka New S.Y.L Cawaale
Latest Update: Thursday, December 13, 2007 4:21 PM

Dahabshiil

C/fitaax Shaaweey"cidii aan kuqabano hub sharci daro ah talaabo ayee ku qaadeysaa DF"

june ,25.2008 (HawiyeNews.com)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa waxa uu sheegay in ay talaabo ka qaadayaan cidii lagu arka iyadoo lacag Sharci daro ah ka qaadeysa dadka iyo gaadiidka kala duwan ee isticmaala qeybo ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Guddomiye ku xigeenka dhinaca amaanka ee maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Ibraahim Cumar Sabriye Shaaweey oo u waramayay Saxaafada  ayaa waxa uu sheegay in ay talaabo ka qaadayaan cidii qaadeysa lacag aan sharci aheyn xili ay soo badanayaan kooxo ku libisan dareyska Ciidamada dowlada KMG oo gaadidka iyo dadka ka qaadaya lacag aan sharci aheyn.

C/fitaax Shaaweey ayaa sheegay in shacabka looga baahanyahay in ay soo sheegaan cidii ay arkaan iyadoo qaadeysa lacag aan sharci aheyn islamar ahaantaana talaabo ayaan ka qaadaynaa ayuu yiri C/fitaax Shaawey ,waxaana jirta in gadiidka xamuulka iyo kuwa Bl-ka ay ka cabanayaan kooxo ku libisan dareyska ciidamada dowlada KMG oo ka qaadaya lacag aan sharci aheyn.

Hadalka ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xili Shalay xoogaga Alshabaab ay Weerar Culus ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa dowlada KMG ee ku sugnaa Contorol lagu magacaabo Sarkuusta oo ku dhaw Xerada Asluubta oo fariisin u ah Ciidamada Ethiopia,waxanaa dagaalkaasi uu sababay dhimasho iyo dhaawac halkaasi oo gaadiidka isticmaala wadadasi looga qaadi jiray Lacago canshuuro ah.

Email: hawiyenews@gmail.com

Jubba Airways
Xawaalada Olympic
 
 
   
HawiyeNews.com - Copy Right © 2007 All Rights Reservered
Overstock Coupons