XOGTA RASMIGA AH IYO XAALADA TAAGAN KALA SOCO HAWIYENEWS.COM
Afhayenka Hawiye
Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali
Siyaasiga Hawiye
Afhayeenka dhinaca Siyaasada ee beelaha Hawiye Cabdilaahi Sheekh Xasan.
New S.Y.L
Gudoomiyaha ururka New S.Y.L Cawaale
Latest Update: Thursday, December 13, 2007 4:21 PM

Dahabshiil

Shcabka Muqdisho iyo Eheladii Dr Xasan Max'ed Cali oo codsi u diray Ragii afduubtay  in ay sii daayaan.

July ,28.2008 (HawiyeNews.com)waxaa magaalada muqdisho ay Caasimada Dalka Somali manta lagu qabtay kulan aad u balaraan oo ay kazoo qeyb galeen dad weyne farobadan iyo wargarayo ,culumaa’udiin ,iyo eheladii madaxii ha’ada UNHCR Dr Xasan Max'ed Cali  keynaan oo dhawaan ay guradiisa ay ka wateen kooxo hubeesan  oo dhawaan sheegtay in ay maadx furasho kusii daanayaan Islamarkaana ay arinkaas ay ku gacan seertay QM iyagoo ugu baaqay ragas in ay iska deeyaan mr keynaan waayo waxa uu quudin jiray kumaan somaali ah oo ku barakacday daafaha magalada muqdisho ayuu yiri sarkaan katirsan Qaramada Midoowe.

Kulankaan ay manta isugu yimaadeen Waxgaradyo ,aqoonyahano iyo eheladii mr keynaan ayaa waxa ay codsi u direen dadka heesta in ay sida ugu dhaqsiyaha badan kusii daayaan waayo wax  uu ka galabsaday majirto xadaro aye ku heestaan kumaan qaxooti oo ayuu u gar gaari jirtay masaakiintii ayaana hada iidnka codsaneyso in ay dib xorayiida usoo deysaan mr keynaan ayuu yri Ugaas Xaaji Cusmaan Wajeer oo kulka ka dib u waramaye sxaafada .

Sikastaba ha ahaate mudooyinkii ugu danbeeye ayaa magaalada muqdisho caado ka naqatay in ka noqtay in dil iyo qafalasho loo geesto madaxda ha’adaha Samafalka ee ka howgala Dalka Somaalia.

Email: hawiyenews@gmail.com

Jubba Airways
Xawaalada Olympic
 
 
   
HawiyeNews.com - Copy Right © 2007 All Rights Reservered
Overstock Coupons