XOGTA RASMIGA AH IYO XAALADA TAAGAN KALA SOCO HAWIYENEWS.COM
Afhayenka Hawiye
Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali
Siyaasiga Hawiye
Afhayeenka dhinaca Siyaasada ee beelaha Hawiye Cabdilaahi Sheekh Xasan.
New S.Y.L
Gudoomiyaha ururka New S.Y.L Cawaale
Latest Update: Thursday, December 13, 2007 4:21 PM

Dahabshiil

Dad rayid ah oo lagu dilay qeybo kala duwan ay ee Muqdisho.

July ,28.2008 (HawiyeNews.com)

Waxaa saakey Mgalada muqdisho laga halay maydad Dad rayid ah  oo siyaabo kala duwan loogu dilay Xaafado ka tirsam Magaalada Muqdisho ee Gbalka Banaadir.

waxaa saakey wadada maka Al mukarama lagu arkay meyd wiil dhalinyaro ah kaasi ay toogteen Ciidamada itoobiyaanka ay halkaas ku sugnaa lama hseegin sababta ay toogashada loogu geestay wiilkaas dhilanyarada ah .

Sidoo kale waaxaa saakey Degmada X.weyne lagu arkay Meyd ruux rayid ah oo saakey ku waabariistay xafada ka tirsan degmadaasi,iyadoo ay saakey meesha uu falka ka dilka ah ka dhacay ay soo buux dhaafiyeen Dad wayne fara badan,Islamarkaana aan la garaneyn cidii ka danbeysay Dilka marxuumkaasi.

Waxa kalow Xaafad ka tirsan Degmada shibis saakey lagu arkay haweenay iyada si arxan dararo ah loogu gooracay midi iyadoo qeyb ka mid ah jirkeyga eek u yaaleen dhaawacyo mana la yaqaan sababta hawenedaasi loo gooracay iyo cidii gooracday .

Sidoo kale xaafado ku dhow dhow Igowska Sanca ayaa saakey iyadana laga halay meydad labo ruux oo halkaasi toogahso loogu dilay waloow aan la garaneyn ciida falkaasi geesatay ,iyadoo dadkii degaankaasi ay meehs aka qaadeen meydadki lagu dilay degaankaasi.

Si kastaba haba ahaate Dilalka dadkaan rayid ah ayaa kusoo beegmeysa xili magalada Muqdisho ee haatan kasii dareyso Xaalada nabad la’aan oo mudooyinkaan kasoo kordheysa, iyadoo aysan jirin cid ka hadashey dilalka dadka rayid ah loogu geesto magaladsa Muqdisho ee Caasimada Dalka Somaalia.  

Email: hawiyenews@gmail.com

Jubba Airways
Xawaalada Olympic
 
 
   
HawiyeNews.com - Copy Right © 2007 All Rights Reservered
Overstock Coupons