XOGTA RASMIGA AH IYO XAALADA TAAGAN KALA SOCO HAWIYENEWS.COM
Afhayenka Hawiye
Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali
Siyaasiga Hawiye
Afhayeenka dhinaca Siyaasada ee beelaha Hawiye Cabdilaahi Sheekh Xasan.
New S.Y.L
Gudoomiyaha ururka New S.Y.L Cawaale
Latest Update: Thursday, December 13, 2007 4:21 PM

Dahabshiil

Maxkamada Islaamka oo bandow ku soo riday Buula Burda ee Gobalka Hiiraan .

July ,28.2008 (HawiyeNews.com)

Maxkamadaha islaamka ayaa xaley fiidkii hore bandow kusoo riday Degmada Buula Barde ee Gobalka Hiraan.

Bandowgaan ayaa yimid kadib markii xalay lagu dilay Masuul ka tirsan DF ay toogasho ku dileen Kooxo ku hubeysnaa Bostoolada ,taasi ay sababta in bandow deg deg ah kusoo rogaan Maxkamadii halkaasi ku sugnaa.

Dadka ku dhaqan Degmada Buula Barde ayaa soo dhaweeye bandowgii ay xalay soo amreen madaxdii maxkamada ay halkaasi ku sugnaa

Si kasba maaha markii ugu horeyso oo ciidamo ka tiirsan Midowga maxkmadaha islaamka ay bandow kuseeyeen magaaloyinka ay soo garaan iyagoo gobalo badan ay gacanta ku dhigeen kasameey bandow ay amaanka shacabka ku dhaqan ku sugayaan.

 Email: hawiyenews@gmail.com

Jubba Airways
Xawaalada Olympic
 
 
   
HawiyeNews.com - Copy Right © 2007 All Rights Reservered
Overstock Coupons