Madax-weynaha DFKMG oo muqdisho soo gaaray.
July ,29.2008 (HawiyeNews.com)
Madax-weynaha DFKMG
C/laahi yuusuf AXmed iyo Wafdi ka tirsan DF oo manta kasoo dagay
Garoonka Diyaarada ee Caalamiga ah Aaden Cade internoinal Air Poert ee
Mgaalada Muqdisho .
C/laahi yuusuf
ayaa maal mihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Garoowe ee Maamul
Gobaleedka Puntland ,isagoo kula badan lasoo qaatay Maamulka Puntland
iyo Odayaasha Beelaha Majeerteen .
Sidoo kale waxaa
haatan dib u furmeen isku Socadkii gadiidka ee Wada maka Asaakey ilaa
Wada aado Aadan Cade Air port ee magaalada muqdishi ,iyadoo saakey
hagad lagaliye guud ahaan isku socodkii gawaarida mari jirtay Wdada
maka Al mukarama iyo Mida aado Air Port Xili lagu sugaye Wafdi uu
hogaaminayo Madax-weynaha Dowlada feraalka KMG somaaliya
C/laahi yuusuf
iyo Mdax ka tirsan DF oo kas oo dhaweeye Air port ayaa waxa ay gaareen
Xarunta Villa Somaali ,iyagoo aanan la kulmin wax dagaal oo ay kusoo
qaadeen Xoogaga Muqaawamada ah ,xili modooyinka ugu danbeeye logo
bartay in xooga muqaawamada ay dagaal kafool kafool ah ay kusoo
dhaweeyaan ama mid sii galbin ah ay ku qaadi jireen markii ay Madax DF
ay magaalada Muqdisho ka Dhoofayaan iyo marka ay kusoo laabtaan
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somalia .
Email:
hawiyenews@gmail.com
|