XOGTA RASMIGA AH IYO XAALADA TAAGAN KALA SOCO HAWIYENEWS.COM
Afhayenka Hawiye
Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali
Siyaasiga Hawiye
Afhayeenka dhinaca Siyaasada ee beelaha Hawiye Cabdilaahi Sheekh Xasan.
New S.Y.L
Gudoomiyaha ururka New S.Y.L Cawaale
Latest Update: Thursday, December 13, 2007 4:21 PM

Dahabshiil

Mid ka mid maxkamda sare ee DF oo is casilay.

July ,29.2008 (HawiyeNews.com)

Luul maxamed saabit oo ka mid ah garsoorayaasha maxkamada  sare ee DF ayaa manta xilkii ay heesay iska cashisay .

Luul oo lasoo xariirtay qaar  ka tirsan idaacadaha ka howl-galo muqdisho aya ugu warbiixsay  sababta ay xilka ay dowlada FKMG ay isga cashisay islamarka waxa ay sheegtay in ay waqti qadirkaan aysan xilka ay DF ka siiheen ,iaydoo cudur ka dhigatay in ay waqtigaan ay ganacsato tahay howhsaasna ay sidaan ku soo gaban gabeysay ,waxee kalow sheegaty in muhiimada ay isku ceshisy ay ugu ween tahay markii ay kooxo hubeysay ay dhaawac ugu geestay xaafad ka tirsan Degmada afgooye islamarkaana ay cadeestay in ay wali dhawacaas aysan kasoo gabsan ,waxii waqtigaan ka bilowdana aan ahay ruux aan wax xil ah u hayn DFKMG somalaia.

Sikastaba  iscasilaada luul aya ku soo beegmaya xili ay hore isku casileen garsoorayaashi dhanaa ay ka howgali jiray degmada Afgooye ee Xarunta Shabeelada Hoose .

 

 Email: hawiyenews@gmail.com

Jubba Airways
Xawaalada Olympic
 
 
   
HawiyeNews.com - Copy Right © 2007 All Rights Reservered
Overstock Coupons