 |
 |
 |
Afhayenka Hawiye |
 |
Afhayeenka beelaha
Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali |
Siyaasiga Hawiye |
 |
Afhayeenka dhinaca Siyaasada ee beelaha Hawiye Cabdilaahi Sheekh Xasan. |
New S.Y.L |
 |
Gudoomiyaha ururka New S.Y.L
Cawaale |
|
Latest Update:
Thursday, December 13, 2007 4:21 PM
|
|
Weriye caan ah oo
hoowlgeliyay website cusub.
July ,30.2008 (HawiyeNews.com)
Xasan Sheekh Axmed Cadde oo ka mida Weriyeyaasha
Soomaaliyeed ragga ugu caansan ayaa dhawaan hoowlgeliyay website cusub
oo lagu magacaabo gargaarka.com
Tifaftiraha Gargaarka.com wuxuu tibaaxay in websiteka lagu faafin
doono warar siyaasadeed oo leh maqal iyo muuqaal.
Wuxuu ujeedkeenu yahay inaan ku soo bandhigno kaalmooyinka bulshada
sida aad ka arkeysan magaca websiteka waana maqal iyo muuqaal,waxaana
sidoo kale xooga saari doonaa wararka siyaasadda iyo arimaha
bulshadda`ayuu yiri Xasan Cadde oo la hadlay Warbaahinta Waagacusub.
Gargaarka.com waxaa la rumeysan yahay inuu ka mid noqon doono
shabaakadaha Somalida kuwa ugu wararka iyo lafa gurka badan maadama uu
tifaftira ka noqday Xasan Cadde oo lagu xasuusta doorka silsilada
siyaasadeed.
Email:
hawiyenews@gmail.com
|
|
|