Xuska 1 July oo si weyn loogu xusayo Casmara.
june ,30.2008 (HawiyeNews.com)
Caawa 12:00am waxaa hoolka shirarka ee AMBASAIRA
HOTEL EE AH KAN 2-AAD EE UGU WEYN ASMARA KA DHACAYA XAFLAD LAGU
WEYNEYNAYO 1-DA LUULYO WAXAANA KA SOO QEYBGALAYO DAD AAD U BADAN OO AY
HORKACAYAAN
XUSEEN CAYDIID, SHEEKH HASAN DAHIR AWEYS, ZAKARIYE
MAXAMUUD XAAJI, JAAMAC MAXAMED QAALIB, JAMAC CALI JAAMAC, DR. CUMAR
IIMAAN, AMB AXMED CASHARO IYO CABDULAHI CALI XAASHI .
Hotelka weyn ee Casmara iyo hareerahiisa waxaa ka
lulmanaya calanka Soomaaliya waxaana lagu wadaa in saqda dhexe la
saaro calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Email:
hawiyenews@gmail.com
|